DAAWO;-Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Soo Afjaray Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Soo Afjaray Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay!
August 22, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Khilaafkii Udhexeeyay golaha deegaanka degmada gabiley ayaa lasoo afjaray Kadib markii ay xalintiisa ku guulaysteen Gudida isku xilqaantay  Dhex dhexaadintooda iskugu jiray wasiiro,xildhibaano iyo madaxdhaqameed Gobolka,

Gudida dhexdhexaadinaysay xildhibaano dhawaan la xidhay iyo maamulka dawlada hoose  ayaa warbaahinta si wada jir ah ula hadlay, iyagoo faah faahin ka bixiyay waxa lagu heshiiyay.

Wasiirka Isgaadhsiinta jamhuuriyada Somaliland oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay qodoba lagu soo afjaray.

Sidoo kale waxaa dhamaadka khilaafka golaha ka hadlay qaarkamida xildhibaanadii la xidhay ee golaha iyo maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS