Madaxwayne Biixi Oo Shacabka Caasimada Salaadii Jimce Kula Tukaday Masaajidka Ibraahim Dheere. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Shacabka Caasimada Salaadii Jimce Kula Tukaday Masaajidka Ibraahim Dheere.
August 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo ay weheliyaan xubno katirsan xukuumadiisa ayaa slaadii jimce shacabka caasimada kula tukaday masaajidka ibraahim dheere ee badhtaha caasimada Hargaysa.

WAJAALENEWS DESK

COMMENTS
LINKS