WAJAALE NEWS

Madaxwayne Biixi Oo Shacabka Caasimada Salaadii Jimce Kula Tukaday Masaajidka Ibraahim Dheere.

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo ay weheliyaan xubno katirsan xukuumadiisa ayaa slaadii jimce shacabka caasimada kula tukaday masaajidka ibraahim dheere ee badhtaha caasimada Hargaysa.

WAJAALENEWS DESK

Exit mobile version