Ciidamo Ka Goostay Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Punthland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamo Ka Goostay Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Punthland!
August 23, 2019 - Written by Editor:

SANAAG(W,N) Saraakiil iyo ciidamo kale ayaa sheegay in ay ka goosteen ciidanka qaranka somaliland kuwaasi oo lagu soo dhaeeyay dhinaca maamul goboleedka punthland

Ciidamada ayaa waxaa soo dhaweeyay maamulkka punthland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS