WAJAALE NEWS

DAAWO;-Barnaamijka;Maxaa Uqabsoomay Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa!

HARGAYSA(W,N)- Golaha deegaanka ee Dawlada hoose  Caasimada Hargaysa oo uu hormuud uyahay maayar cabdiraxmaan maxamuud caydiid(Soltelco)  ayaa mudadii ay xilka hayeen golaha deegaanka hargaysi waxay  ku talaabsaday wax qabad dhinacyo badan taabanaya kaasi oo xaafadaha magaalada hargaysa ay ka hirgaliyeen wadooyin faro badan iyo sidoo kale diyaarinta hab carsi ah oo loo falgarayn doono guryaha iyo dumentiyada kale

Waxqabadka dawlaha hoose ee magaalad hargaysa ayaa laga diyaariyay barnaamij kaasi oo lagu soo bandhigay qaybo kamid waxyaabaha ay hirgaliyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

Exit mobile version