DAAWO;-Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka ah Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Waxbarashada Iyo Siday Umaamushay Deeqdii Waxbarasho! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka ah Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Waxbarashada Iyo Siday Umaamushay Deeqdii Waxbarasho!
September 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maamulayaasha dugsiyada gaar loo leyahay oo maanta shir iskugu yimid ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cadaalad daro ay wasaarada waxbarashadu kula kacday iyadoo gabi ahaanba deeqdii waxbarasho ee ardayda dala ka reebtay dugsiyada gaar loo leeyahay,

Masuuliyiinta dugsiyada gaarka ka socday ayaa madaxwaynaha somailand ugu baaqay in uu waxka qabto arinta ardayda aywax baraana ay yihiin muwaadiniin reer somaliland ah oo xaq u leh in ay helaan waxa ardayda dugsiyada dawlada dhigtaa uu helo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/8uCnALnJ80E

COMMENTS
LINKS