WAJAALE NEWS

Xukuumada Jsl Oo Tvyada Madaxa Banaan Ku Amartay In Ay Kala Saaraan Wararka Somaliland Iyo Somaliya!

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyogalinta somaliland oo kulan la yeeshay maamulka tvyada madaxbanaan ee ka hawlgala gudaha dalka ayaa shir ay wada qaateen kadib wuxu soo saaray amar farayo tvyada kaasi oo lagu wargaliyay in kala saaraan wararka somaliland iyo somaliya oo ay caadaysteen inay sidii hal dal ubaahiyaan

HALKAN KAGA BOGO WAR-SAXADEEDKA KASOO BAXAY WASAARADA WARFAAFINTA;

Exit mobile version