DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Jawaabay Bayaan Ay Soo Saareen Siyaasiyiin Gobolka Kasoo Jeeda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Jawaabay Bayaan Ay Soo Saareen Siyaasiyiin Gobolka Kasoo Jeeda.
September 9, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Badhasaabka gobolka awdal ayaa ka hadlay mawqifka xukuumadu ka taagan tahay bayaan dhawaan ay magaalada boorama kasoo saareen siyaasiin reer awdal kaasi oo lagaga soo horjeeday in doorashada lagu galo saami qaybsi la,aan

Badhasaabka ayaa si adag uga horyimid go,aanka siyaasiyiinta reer awdal

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS