WAJAALE NEWS

Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Ka Hadashay Shidaalkii Ay Keenaysay, Maxayse ka Tidhi Warar Sheegaya In Cid Gaar Ah Loo Wado?

HARGAYSA(W,N)Xukuumada Somaliland ayaa markale ka hadashay shidaal ay xukuumad ahaan lasoo degayso kaasi oo shirkadihii hore ukeenayayna ku wargalisay qorshahan

Mareeyaha Haamaha shidaal xasan Anbasi oo waraysi lala yeeshay ayaa dhanka kale ka jawaabay wararka sheegaya in cid gaar loo xidhayo keenista shidaalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version