“Ciidanku Ma Qaadi Karo Xeer-jebin Iyo In Sharciga Ninna Laga Dhaafo Ninna Lagu Dabbaqo”Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ciidanku Ma Qaadi Karo Xeer-jebin Iyo In Sharciga Ninna Laga Dhaafo Ninna Lagu Dabbaqo”Madaxwayne Biixi.
September 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa isaguna dhankiisa saraakiisha soo qalin-jebisay ku bogaadiyey horumarka ay sameeyeen iyo guusha ay kasoo hooyeen jaamacadaha ay dhiganayeen ee ay hormoodka ugu noqdeen kumannaanka arday ee ka kala socota dalalka Afrika.

Sidoo kale madaxwayne biix ayaa fariin udiray siyaasiyiinta iyo madaxdahqameedka ka hadla arimaha ciidanka isagoo sheegay in ciidanku leeyahay xeer iyo dhisbiliin ugaar ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS