Xayawaan Duulaya Oo Deegaanka Gaashaamo Ku Cunay Wiil Yar Iyo Hooyada Dhashay Oo Ka Warantay Dhacdadan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xayawaan Duulaya Oo Deegaanka Gaashaamo Ku Cunay Wiil Yar Iyo Hooyada Dhashay Oo Ka Warantay Dhacdadan,
September 10, 2019 - Written by Editor:

GAASHAAMO(W,N) Xayawaan duulaya oo Argagax galiyay bulshada ku dhaqan deegaanka gaashaamo ee dawlad deegaanka itoobiya kaasi oo wiil yar ku cunay,

Hooyada dhashay wiilkan yar ayaa ka warantay sida ay wax udhaceen iyadoo wiilkii yaraa  oo hal sano iyo todoba bilood jiray uu halkaasi ku  geeriyooday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS