WAJAALE NEWS

“Waxaa Ii Sharaf In Aan Ahaa Ninkii Jamaacada Camuud Furay Aniga Oo Madaxwayne Kuxigeen Ah”Daahir Riyaale

BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo maanta ka qaybglay Munaasibada qalin jabinta ardayda jaamacada camuudAyaa ka waramay maraxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay jaamacada camuud isagoo ahaa ninkii furay jaamacada 1998.

Daahir riyaale ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ujeediyay shacabka reer boorma iyo ardaydii qalin jabinaysayba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version