DAAWO;-Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhey Degaano Ka Tirsan Magaalada Badhan Iyo Fariinta Ay udireen Punthland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhey Degaano Ka Tirsan Magaalada Badhan Iyo Fariinta Ay udireen Punthland.
September 11, 2019 - Written by Editor:

BADHAN(W,N)-Ciidamada Qaranka Somaliland eek u sugan gobolka sanaag ayaa gaadhay deegaano katirsan magaalada badhan taasi oo ay ku sugayaan abniga guud ee jamhuuriyada Somaliland.

Ciidanka qaranka Somaliland ayaa deegaanada waxaa ku qaabilay odayaasha iyo waxgaradka deegaanadaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS