Sawirka Todobaadka;Dhoola Cadaynta Biixi Iyo Dhaygaga Riyaale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sawirka Todobaadka;Dhoola Cadaynta Biixi Iyo Dhaygaga Riyaale!
September 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwayneynihii hore ee somaliland daahir riyaale kaahin iyo madaxwaynaha hada muuse biixi cabdi ayaa ka wada qaybgalay qalin jabintii ardayda jaamacada camuud.Isagoo madaxwayne riyaale ku sugnaa magaalada booramo oo mudooyinkaba joogay.

Hadaba labadan masuul ayaa muuqaalo ay wada galeen bulshada siyaabo kala duwan usoo jiiteen kaasi oo aad ka dheehanayso in labada madaxwayne si gaara uwada arkayaan wax aanay bulshadu arkay iyagoo isku jaho fog eegaya halka madaxwayne biixi ka dareen qosolka uu haysan kari waayay ku eegayo halka madaxwaynihii hore ee jsl daahir riyaale sawirka uu bixinayo dareen dhaygaga,

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA SAWIRKAN, MAXAASE KAAGA BAXAY;

COMMENTS
LINKS