Wasiirka Maaliyada Dr Sacad Oo Shaaciyay In Aanay Waajib Ahayn In Dadku Qaataan Lambarka Cusub Ee Wasaarada Gaadiidka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Dr Sacad Oo Shaaciyay In Aanay Waajib Ahayn In Dadku Qaataan Lambarka Cusub Ee Wasaarada Gaadiidka.
September 11, 2019 - Written by Editor:

“Waajib Maaha In la Qaato Nambarka Cusub Ee Ay Bixiso Wasaarada Gaadiidka ” Wasiirka Maaliyada

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada maaliyada oo xukuumada uga masuul ah cashuur ururinta iyo odoroska miisaaniyada ayaa sheegay in ay aqbaleen diid madii golaha wakiilada ee dhaqan galinta qaadashada lambarka cusub ee wasaarada gaadiidku shacabku ku dhibtay.

Wasiirk sacad ayaa sheegay in aanay waajib ahayn in laqaato labarka cusub ee wasaarad gaadiid maadaama oo aanu sharci ahayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS