Somaliland Oo Gashay Heshiis Lagu Daryeelayo Khayraadka Badda Iyo Cida fulinaysa Mashruucaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Gashay Heshiis Lagu Daryeelayo Khayraadka Badda Iyo Cida fulinaysa Mashruucaasi
September 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirada xanaanada xoolaha,kaluumaysiga iyo deegaanka iyo wafti ka socda dalka Sweden ayaa kala sexeexday heshiis lagu daryeelo khayraadka somaliand kaasi oo ay somalilan ka taageerayso dalka Sweden,

Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb Sakariye Xasan Wacays oo isagu hormuud ka ahaa in Somaliland hesho mushruucan faa,iidada Somaliland uleh ayaa goob joog ka ahaa madasha lagu sexeexayay heshiiskan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS