DAAWO;-Waxgaradka Deegaanka Ay Ku Sugan Tahay Jabhada Caare Oo Shaaciyay Mawqifkooda Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waxgaradka Deegaanka Ay Ku Sugan Tahay Jabhada Caare Oo Shaaciyay Mawqifkooda Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
September 12, 2019 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N)- Odayaasha iyo waxgaradka deeganada ay ku sugan tahay jabhada col caare ayaa ka hadlay mawqifkooda nabadgalayada iyo taageerada ay uhayaan madaxdhaqameedka beelaha habar yoonis ee ku jiraydhex dhexaadinta xukuumada iyo col caare

Sidoo kale waxgaradkan ayaa shaaciyay sida ay ugu diyaarka yihiin ilaalinta nabadgalayada iyo wada jirka somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN;

 

COMMENTS
LINKS