WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waxgaradka Deegaanka Ay Ku Sugan Tahay Jabhada Caare Oo Shaaciyay Mawqifkooda Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.

CEERGAABO(W,N)- Odayaasha iyo waxgaradka deeganada ay ku sugan tahay jabhada col caare ayaa ka hadlay mawqifkooda nabadgalayada iyo taageerada ay uhayaan madaxdhaqameedka beelaha habar yoonis ee ku jiraydhex dhexaadinta xukuumada iyo col caare

Sidoo kale waxgaradkan ayaa shaaciyay sida ay ugu diyaarka yihiin ilaalinta nabadgalayada iyo wada jirka somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN;

 

Exit mobile version