“Xeerka Beeralayda Hadhaafina Qoladiinan Ciidamada Ahi,Marka Wixii Aad Beerteen Ka Goosataan, Xaabka Dadka Kama Xigtaan”Madaxwayne Biixi, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xeerka Beeralayda Hadhaafina Qoladiinan Ciidamada Ahi,Marka Wixii Aad Beerteen Ka Goosataan, Xaabka Dadka Kama Xigtaan”Madaxwayne Biixi,
September 13, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi oo maanta kormeer ku tagay banka mashruuca wax soo saarka ee tog wajaale ayaa ciiidamada iyo wasaaradaha kale duwan ee dalaga ka qotay kula dardaarmay in ay ilaaliyaan xeerka beeralayda dadka deegaanka iyo xoolo dhaqatadana ay sifiican ula dhaqmaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS