Ciidanka Iyo Culimada Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Iska Hor Imaadyo Udhexeeyay Kooxo Dhalinyaro ah Iyo Khasaaraha Ay Sobobeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Iyo Culimada Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Iska Hor Imaadyo Udhexeeyay Kooxo Dhalinyaro ah Iyo Khasaaraha Ay Sobobeen!
September 13, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Saraakiisha ciidanka booliska ee gobola awdal iyo culimo awdiinta magaalada boorama ayaa si adag uga hadlay iska hor imaad maalmihii udanbeeyay udhexeeyay kooxo kooxo dhalinyaro ah oo ka socday gudaha  magaalada boorama kaasi oo sobobay khasaare faro badan lagu badhtilmaameedsaday meherado iyo guryo xataa la gubay.

Ciidanka iyo culimada ayaa digniin culus udiray dhalinyarada kooxo kooxaha ah ee khaska wada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS