DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Gaarka Ah Oo Cabasho Ugudbiyay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Gaarka Ah Oo Cabasho Ugudbiyay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada!
September 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Maamulayaasha dugsiyada gaar loo leeyahay ayaa maanta hor tagay gudida joog tada ah ee golaha wakiilada iyagoo ugudbiyay dacwad ka dhan ah wasaarada waxbarshada oo ay sheegeen in ay kula kacday cadaalad daro

Sidoo kale gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa sheegay in iyagu uyeedheen dugsiyada gaar loo Leeyahay si ay uwaraystaan waxa ay ka cabanayaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS