“Ujeedada Hadalka Madaxwaynuhu Muu Ahayn, Reer Gabilayoow Tabashadiina Sheegta,Sida Awdal”Siyaasi Dayr. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ujeedada Hadalka Madaxwaynuhu Muu Ahayn, Reer Gabilayoow Tabashadiina Sheegta,Sida Awdal”Siyaasi Dayr.
September 14, 2019 - Written by Editor:

Siyaasi Xuseen Dayr Oo Ka Dareen Celiyay Hadalkii Madaxwayne Biixi Ee Tabashada Reer Gabiley Iyo sida loo fasiray,

HARGAYSA(W,N) Siyaasi xuseen Aadan cige Dayr oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadii Axmed Siilaanyo Kana soo noqday  Wasiirka ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada Ayaa ka hadlay socdaalkii madxwayne biixi uu kusoo maray gobolada awdal iyo gabiley,

Sidoo kale Siyaasi Dayr ayaa dareen celiyaya hadalkii madaxwayne Biixi ee reer gabilayoow tabashadiina sheegtay taasi oo uu fasiraad dheeraada ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS