Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwayne Biixi Ku Imanayo Burco Iyo fariinta Uu Udiray Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwayne Biixi Ku Imanayo Burco Iyo fariinta Uu Udiray Shacabka!
September 14, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Badhasaabka gobolka togdheer ayaa ka hadlay socdaalka madaxwaynaha Somaliland maalinta bari ku tagayo magaalada burco isagoo shacaba ugu baaqay in ay soo dhaweeyaan.

Sidoo kale badhasaabka ayaa faah faahin ka bixiya ujeedada safarka madaxwaynuhu ku imnayo burco oo ku sheegay in uu ka qaybgalayo qalin jabinta ardayda jaamacada burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS