WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Jsl Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay arimo bulshada somaliland qabeen dareenkooda!

Sidoo kale Wasiir Sacad ayaa shaaciyay in xukuumadu mamnuucayso lasoo dagida gadiidka bidixda ah,

Dhanka kale Wasiir Sacad ayaa bulshada u iftiimayay Lacago sharci daro ah oo wasaarada gadiidku ka qaado dadwaynaha  iyo mawqifa wasaarad maaliyada.

Wasiir sacad muxuu kaga jawaabay hadalhaynta bulshada ee handaraam iyo xidhiidhka xukuumada madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version