Dib-u-Milicso Marxaladihii Uu Soo Maray Heshiiskii Saldhiga Milliteri Ee Berbera Iyo Saamyanta Ka Uu Keeni Karo Jsl Hadalka Madaxwayne Biixi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dib-u-Milicso Marxaladihii Uu Soo Maray Heshiiskii Saldhiga Milliteri Ee Berbera Iyo Saamyanta Ka Uu Keeni Karo Jsl Hadalka Madaxwayne Biixi!
September 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xukuumadii Axmed siilaanyo ayaa heshiish ay saldhiga magaalada berbera ugu wareejinayso dalka emaaraadka gashay kaasi oo wakhtigii lagu gudo jiray hawlihiisa abuurtay khilaaf culus oo ay keentay ansixintiisi balse awood ay ku meel marisay

Hadaba madaxwayne biixi ayaa maanta shaaciyay in uu joojiyay saldhigii military ee loogu wareejiyay dalka emaraadka isagoo sheegay in hada uu noqon doono madaar shacabka oo ay ka duulaan diyaaradaha rakaabka qaada iyo alaabooyinku ay ka degi doonaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MILICSIGA HESHIISKA SALDHIGA BERBERA;

COMMENTS
LINKS