WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Noqday Hadalkii Uu Shalay Berbera Ka Sheegay Ee Saldhiga Emaraadka!

BURCO(W,N) Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi ayaa 24sacadood gudahood laba hadal oo isburinaya ka yidhi heshiiskii saldhiga milatary ee berbera isagoo xafladii qalin jabinta jaamacada burco ee maanta ka sheegay in uu sidiisii yahay heshiiskii saldhiga berbera halka uu shalayna ka yidhi berbera waana ka noqonay saldhigii military oo garoonka berebera waa siviliyaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version