“Gobolka AWDAL Saami Dheeraad Ah Ayay Ku Fadhiyaan Golaha Wakiilada” Gudoomiye Cabdikariim Xinif. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Gobolka AWDAL Saami Dheeraad Ah Ayay Ku Fadhiyaan Golaha Wakiilada” Gudoomiye Cabdikariim Xinif.
September 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa ka hadlay arinta saami qaybsiga ee kuraasta baarlamaanka iyo tabashada reer awdal ee arinta saamiga

Gudoomiye xinif ayaa sheegay in reer awdal haystaan saami dheeraada marka loo eego kuraasta baarlamaanka

Sidoo kale gudoomiye xinif ayaa fariin udiray madaxdhaqanka ee iyagu ka hadla arimaha siyaasada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS