DAAWO;-Madaxwayanaha DDSI Oo Booqday God Ku Yaala Degmada Ashaca Ee Gobalka Siti, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayanaha DDSI Oo Booqday God Ku Yaala Degmada Ashaca Ee Gobalka Siti,
September 15, 2019 - Written by Editor:

SITI(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe cagjar ayaa booqasho ku tagay god ku yaala deegaanka siti oo uu qoday talyaani 1930kii.

Godka ayaa laga warbixiyay sidii dadka loogu iqaabi jiray iyo doorkii ay ku lahayd boqortooyadii xayle salaase.

Dhanka kale waftigan ayaa booqday xarunta laga dhalinayo xooga koronta ee dabaysha looga faa,iidaysto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS