Sheekh Maxamed Idiris Oo Ummada Islaamka Ugu Baaqay Inay Kasoo Qeyb-Qaataan Dhismaha Masjidka Harawo Ee Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Maxamed Idiris Oo Ummada Islaamka Ugu Baaqay Inay Kasoo Qeyb-Qaataan Dhismaha Masjidka Harawo Ee Magaalada Boorama.
September 15, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) -Sheekh maxamed idiris oo kamida culimada reer Somaliland ee gobolka awdal ayaa umadda islaamka ah ugu baaqay in ay soo qayb qaataan dhamaystirka masjidka harawo ee magaalada boorama oo dhismihiisu socda,

Sheikh ayaa umada muslimiinta ah ka codsaday in ka soo qayb qaataan dhamaystirka masaajidka harawo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS