WAJAALE NEWS

Sheekh Maxamed Idiris Oo Ummada Islaamka Ugu Baaqay Inay Kasoo Qeyb-Qaataan Dhismaha Masjidka Harawo Ee Magaalada Boorama.

BOORAMA(W,N) -Sheekh maxamed idiris oo kamida culimada reer Somaliland ee gobolka awdal ayaa umadda islaamka ah ugu baaqay in ay soo qayb qaataan dhamaystirka masjidka harawo ee magaalada boorama oo dhismihiisu socda,

Sheikh ayaa umada muslimiinta ah ka codsaday in ka soo qayb qaataan dhamaystirka masaajidka harawo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version