“Madaar Berbera Marka Hore Khalad Buu Ahaa Heshiiskii Lagu Bixiyay”faadumo Siciid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaar Berbera Marka Hore Khalad Buu Ahaa Heshiiskii Lagu Bixiyay”faadumo Siciid.
September 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha Arimaha dibada ee xisbiga wadani Marwo faadumo siciid ayaa ka hadashay hadalkii kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland ee uu ku sheegay in in Airport berbera la joojiyay saldhigii milatry

Marwo faadumo siciid ayaa sheegay in madaxwaynuhu usoo noqday mawqifkii xisbiga wadani ka taagaan bixinta madaarka berbera

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS