“Cali Khaliif Maaha Kalidii,Ee Anaga Ayaa la Socona, Oo ka Yurub Jooga Ayaa La Socda!Siyaasi Cali Canter. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cali Khaliif Maaha Kalidii,Ee Anaga Ayaa la Socona, Oo ka Yurub Jooga Ayaa La Socda!Siyaasi Cali Canter.
September 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi cai canter oo kamida xisbiga mucaaridka ah ee wadani Ayaa ka hadlay hadaladii labadii maalmood ee udanbeeyay kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland

Sidoo kale siyaasi cali ayaa cod dheer u sheegay hadii xkuumadu dhamayn waydo heshiiskii lala siyaasi cali khaliif in meel dheer laga dayi doono wada halaanshaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS