WAJAALE NEWS

“Cali Khaliif Maaha Kalidii,Ee Anaga Ayaa la Socona, Oo ka Yurub Jooga Ayaa La Socda!Siyaasi Cali Canter.

HARGAYSA(W,N) Siyaasi cai canter oo kamida xisbiga mucaaridka ah ee wadani Ayaa ka hadlay hadaladii labadii maalmood ee udanbeeyay kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland

Sidoo kale siyaasi cali ayaa cod dheer u sheegay hadii xkuumadu dhamayn waydo heshiiskii lala siyaasi cali khaliif in meel dheer laga dayi doono wada halaanshaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version