Dab Ka Kacay Kaalin Shidaal oo Ku Taala Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Ka Kacay Kaalin Shidaal oo Ku Taala Magaalada Gabiley
September 16, 2019 - Written by Editor:

Gabiley (WJN)- Dab xoogan oo saabay khasaare ayaa waxa uu maanta ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala magaalada Gabiley.

Dabkan oo Kaalinta ka kacay duhurnimadii maanta ayaa waxaa uu sababay khasaare hal qof ah oo ku dhaawacmay dabkaasi.

Waxaa dabkan sababay kadib markii ay Booyad Shidaal u siday Kaalinta oo ku shubaysay haamaha Kaydka Shidaalka ee kaalintaasi uu sababay in dab ka qarxo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS