Gabadh yar oo Miino Kula Qaraxday Degmada Lughaya iyo Baaq Adag oo Laga Soo Saaray Xaaladeeda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadh yar oo Miino Kula Qaraxday Degmada Lughaya iyo Baaq Adag oo Laga Soo Saaray Xaaladeeda
September 16, 2019 - Written by Editor:

Lughaya (WJN)- Gabadhyar oo 9 jir ah ayaa waxaa ay Miino kula qaraxday degmada Lughaya ee gobolka Salal.

Gabadhan yar oo magaceeda la yidhaahdo Marwa Cabdilaahi Yuusuf ayaa wakhtigii ay miinadu la qaraxday ku sugnayd goob aan ka fogayn gurigooda, sida ay sheegtay Hooyada dhashay Gabadhaasi yar.

https://youtu.be/eYhl4QUWFjA

COMMENTS
LINKS