Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Boostada Ee Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Boostada Ee Jabuuti
September 16, 2019 - Written by Editor:

Djibouti (WJN)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi oo ku sugan wadanka Jabuuti ayaa kormeer ku tagay xarunta Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee wadankaasi.

Kormeerka Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland waxa ku wehelinayay dhigiisa wadanka Jabuuti Rudwaan Cabdilaahi Bahdoon.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS