WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Boostada Ee Jabuuti

Djibouti (WJN)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi oo ku sugan wadanka Jabuuti ayaa kormeer ku tagay xarunta Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee wadankaasi.

Kormeerka Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland waxa ku wehelinayay dhigiisa wadanka Jabuuti Rudwaan Cabdilaahi Bahdoon.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version