WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Ka Hadley Hal Qof oo Ku Geeriyooday Shoodh Ka Kacay Bir Laydh

Laascaanood (WJN)-  Guddoomiyaha magaalada Laascaanood Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa waxa uu ka hadley dhimashada hal qof ka soo jeeda dalka Itoobiya oo uu qabsaday shoodh ka kacay bir danabaysan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version