WAJAALE NEWS

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo Ka Hadley Arinta Caarre, Heshiiska Xisbiyada iyo Xaalada Ceel-afweyn

Hargeysa (WJN)-  Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley weerarkii lagu qaaday goobaha Shidaalka ee Sucuudiga.

Dhinaca kale, Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo u waramay Telefiishanka Star ayaa waxa kale oo uu ka hadley Heshiiskii Xisbiyada, Arinta Kornayl Caarre iyo Xaalada degmada Ceel-afweyn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version