DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl.
September 16, 2019 - Written by Editor:

“Waxaaanu Aaminsan Nahay In Qadiyadda Saami-qeybsiga, Ay Ku Jiraan Gacmo Shisheeye,Tabashada Reer Awdalna….Gudomiye Xinif.

HARGAYSA(W.N) Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) oo lala yeeshay waraysi ayaa kaga hadlay arimo door kuwaasi oo salka ku haya arimaha siyaasada Somaliland iyo xaaladaha ku gadaaman xukuumada

Sidoo kale gudoomiye Xinif Ayaa ka hadlay doorashooyinka iyo caqabadaha hortaagan

Dhanka kale gudoomiyaha ayaa wax laga waydiiyay saamiga qaybsiga kuraasta baarlamaanka iyo sida uu u arko tabashada reer awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS