“Garoomadu Maaha In Inanka Uun Muruqa Muujiyo,Ee Waa In Hooyaduna Muruqa Muujisaa”Madaxwayne Muuse Biixi, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Garoomadu Maaha In Inanka Uun Muruqa Muujiyo,Ee Waa In Hooyaduna Muruqa Muujisaa”Madaxwayne Muuse Biixi,
September 16, 2019 - Written by Editor:

“GAROOMADA INAMADA OO KALIYA LOOMA DHISINE, EE HABLUHUNA WAY KU JIRAAN:MADAXWAYNE BIIXI

BURCO(W,N) Madaxwaynaha Somaliland oo maanta xadhiga ka jaray garoonka kubada cagta ee magaalada burco ayaa sheegay in garoomada aan loo dhisin dhalinyarada raga ah ee balse habluhuna ay ku jiraan oo loo baahan in la helo hooyo dhisan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS