OGAYSIIS; Dhul Iiba Oo Ku Yaala Magaalada Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
OGAYSIIS; Dhul Iiba Oo Ku Yaala Magaalada Gabiley!
September 30, 2019 - Written by Editor:

Waxaana la ogaysiinayaa  Shacabka ku nool magaalada Gabiley iyo cidkasta oo u baahan dhul iiba oo ku yaala Magaalada Gabiley  Xaafada Laag Barako Gaar Ahaan Shariif Cali.

Dhulkan ayaa ah sedex baloodh oo cabirkooduna Dhan Yahay 36/18m

Jahooyinkiisuna Kala Yihiin Afarta Dhinacba Waxaa ka Maraysa Wado Galbeed wado/ Bari Wado/Waqooyi Wado/ Koonfur Wado,

Qiimaha lagu iibinayo dhulkan ayaa Ah Muwaadin Mid ku Raali Galinaya.

Wixii faah faahin kala xidhiidh Mulkiilaha Dhulkan Sacad Maxamuud Jibriil.

TEL; 0634728271/ 0634462222

COMMENTS
LINKS