Xuska Maalinta Macalimiinta Adduunka oo Laga Xusay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Maalinta Macalimiinta Adduunka oo Laga Xusay Hargeysa
October 7, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Wasaarada waxbarshada iyo Sayniska Somaliland ayaa waxa ay maanta magaalada Hargeysa ku qabatay munaasibad ay ku xusayso maalinta Macalimiinta Adduunka.

Munaasibadan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaarada Waxbarshada, Wasiirka shaqo gelinta iyo Arrimaha Bulshada, Saraakiil ka socota Hay”addaha ay wadashaqaynta leeyihiin Wasaarada Waxbarshada, Macalimiin iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/zTLRHnkWgsM

COMMENTS
LINKS