DAAWO;-“Ma Dameeri Dhaan Raacdey Baa Dookha Ina Kaahin”Abwaan Cismaan Ku Jare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-“Ma Dameeri Dhaan Raacdey Baa Dookha Ina Kaahin”Abwaan Cismaan Ku Jare.
October 7, 2019 - Written by Editor:

Abwaan Cismaan Ku Jare Oo Gabay Cusub Ku Dhaliilay Wasiir Maxamed Kaahin!

HARGAYSA(W,N) Abwaan Cismaan ku jare oo hore uga mid ahaa xisbiga kulmiye kana mid ahaa xubno laga saaray golaha dhexe ee xisbiga  ayna isku deegaan yihiin wasiirka arimaha gudaha ayaa gabay cusub oo uu tiriyay wuxuu si adag ugu dhaliilay wasiir maxamed Kaahin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA GABAYGAN;

 

https://youtu.be/86sTlkeCUIc

 

COMMENTS
LINKS