Tacsi Tiiraanyo leh Oo ku Socoto Qoyska Ilma Cabdi Xariir cali-iid oo maanta Aabahood ku Geeriyooday Magaalada Hargyasa
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Dhamaan Siyaasiyiintan, odoyaasha iyo dhalinyaradani waxay dhambaal tacsi ah udirayaa Shacabka somaliland iyo waxgaradka iyo wayeelka uu ka baxay MARXUUM CABDI XARIIR CALI-IID Oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa maalinta bari ah lagu aasi doono xabaalaha Halayo ee Bariga Magaalada Hargaysa, Saacadu Marka Ay Tahay 9;00subaxnimo Hadii Alle Ogolaado.
Waxaanu sigaara uga tacsiyadaynaynaa Ex wasiir Bashiir Cabdi Xariir oo uu Ahaa Aabihii Marxuumku
Oday Marxuum Cabdi Xariir Cali Iid ayaa kamid ahaa odayaashii ka soo qayb qaatay dhismaha jamhuuriyada Somaliland iyo dib udhiskeediiba ahaa Oday Samo talis ah.
Siyaasi Axmed Cumar xaaji Cabdilaahi (Xamarje)
Siyaasi Cismaan kalash
Amb Maxamed Warsame
Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale
Sheekhul Axmar Rashiid Jamaac Dhari
Cabdifataax Cali Cabdilaahi
Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qays)
Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre
Yuusuf Jaamac Xirsi
Waxay shacabka Somaliland iyo qoyska uu ka baxay marxuumku ilaahay uga baryaynaa samir imaan marxuumkana ilaahay su,aasha qabriga ha ufududeeyo Aamin Aaamin