Haayada Qaxoontiga& Barakacayaasha Jsl Oo Raashin Iyo Agab Kale Uqaybiyay Qoysas Danyar Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga& Barakacayaasha Jsl Oo Raashin Iyo Agab Kale Uqaybiyay Qoysas Danyar Ah!
October 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qarana iyo NRC Oo iskaashanaya ayaa raashin iyo agab kale gaadhsiiyay qoysaskii  waxyeeladu kasoo gaadhay roobabkii hargaysa ka da,ay ee xaafada ayaxa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS