WAJAALE NEWS

Haayada Qaxoontiga& Barakacayaasha Jsl Oo Raashin Iyo Agab Kale Uqaybiyay Qoysas Danyar Ah!

HARGAYSA(W,N) Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qarana iyo NRC Oo iskaashanaya ayaa raashin iyo agab kale gaadhsiiyay qoysaskii  waxyeeladu kasoo gaadhay roobabkii hargaysa ka da,ay ee xaafada ayaxa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version