“Madaxwaynaha La Yidhi Ninkaa Caare Noo Cafi Ee Diiday, Waxaanu Leenahay Ma Xukumi Kartid Wadanka, Odoyaasha Aqbalayna..”Xildhibaanada Ceerigaabo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha La Yidhi Ninkaa Caare Noo Cafi Ee Diiday, Waxaanu Leenahay Ma Xukumi Kartid Wadanka, Odoyaasha Aqbalayna..”Xildhibaanada Ceerigaabo.
October 7, 2019 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N) Qaarkamid Xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Ceerigaabo ayaa ka hadlay heshiiskii shalay dhexmaray ergadii ka socotay Col Caare ee madaxdhaqameedka ahayd iyo madaxwaynaha Somaliland

Xildhibaankan ayaa sheegay in aanu sax ahayd heshiiskaasi waxna aanay ka suurtoobin halkaasi isagoo xusay diidmada  madaxwaynuhuna ee codsigii madaxdhaqameedka Gar xajiska ka dalbadeen.

Sidoo kale xildhibaanada ayaa ku baaqay in caare uu deegaankan kala tago  rabshada haduu  dagaalamayana uu burco iyo hargaysa tago balse aanu tabca iyo dhalinyaro uu ururtasado waxba aanay soo wadin,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS