WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Oday Cabdi Xariir Cali!

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaaha xisbiga wadani ,afhayeenka madaxtooyada somaliland,  siyaasiyiin, Madaxdhaqameed, Ganacstao iyo Shacabka caasimada  ayaa maanta ka qaybgalay Aas Qaran oo  magaaladaHargaysa loogu sameeyay.

Marxuum cabdi xariir cali,iid oo kamid odyaashii doorka wayn kasoo qaatay nababayntii somaliland

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version