WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Shaaciyay Bandhiga Carwo Caafimaad Iyo Wakhtiga La Qabanayo!

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyada somaliland Dr Cumar Cali Cabdilaahi ayaa shaaciyay bilowga bandhig carweed caafimaad ooo dhawaan la qabanayo,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version